Khayre oo shacabka Soomaalida ugu baaqay iney ka fogaadaan Shan arrimood (Daawo Video)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka Soomaaliyeed kula hadlay Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay in ay ka fogaadaan qabyaaladda, musuqa, nin jaclaysiga, danta gaarka ah iyo shisheeye kalkaalnimada. “Waa in aan ka waantowno wixii hore oo aan ogaanno in dhallinyaradaani ay mustaqbal naga doonayaan, dhissidda mustaqbalkaasna … Continue reading Khayre oo shacabka Soomaalida ugu baaqay iney ka fogaadaan Shan arrimood (Daawo Video)